Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in hadda ay rasaas oa socoto...
Ku dhawaad Lixdan qoys oo Soomaali ah oo kasoo carartay qala-laasaha ka taagan dalka Yemen ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda...
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawa Maxamed Xasan oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cali Sheekh...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo arrimo caafimaad u joogay dalka Turkiga ayaa ka baxay Isbitaalkii uu...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga...
بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وعلى آله وأصحابه ومن والاه. Hay’adda Culumada Soomaaliyeed waxay...
Shirkaa Maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda oo ujeedkiisu yahay sidii gudoomnka baarlamaanka federaalka ah eee Soomaaliya iyo...
Heshiiskaan la xiriira dhanka iskaashiga ayaa maanta waxaa ku kala saxiixday magaalada muqdisho wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya mudane Cabdi salaam...
01April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho