Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" ayaa howlo shaqo u tagay magaaladda Nairobi ee Dalka...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa uga qayb galay maagaalada Adis-Ababa ee dalka...
Siminaarkan ay soo qaban qaabisay Hay’adda IIDA oo soconayay mudo sedax maalmood ah ayaa waxaa maal galiyay midowga yurub,waxana looga...
Shirka dib-u-heshiisiinta beelaha gobolka Hiiraan ayaa maalintii labaad galay, ayadoo ergo ka socota beelaha dega gobolka ay ku sii qulqulayaan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa kulan la qaatay Bahda isboortiga dalka, ayadoo kulanka ay sidoo kale ka...
Koox hubeysan ayaa xalay magaalada Kampala ku toogtay dacwad ooge u dhalatay waddanka Uganda Kampala sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliska....
Wasiirka wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah iyo madaxda laanta istaatiskada Sweden ayaa si wadajir ah u kala sixiixday hishiis...
Golaha xuquuqul Insaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay galabta ku yeesheen Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland waxaa ay mid...
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiiru dowlaha xafiiska ra,iisul wasaaraha Somalia Cabdi Raxmaan Kulmiye Xersi uuna sidoo kale ka mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho