Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa xaflad balaaran oo casho sharaf ah u sameynaya wafdiga IGAD...
https://www.youtube.com/watch?v=6o0cm-oWJXI
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa ku baaqday in la sii daayo muwaadin Soomaaliyeed oo muddo dheer ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta beri ah uu magaalada...
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa dhammaantood soo gaaray Muqdisho oo uu berri ka furmi doono shir...
Wadamada igaad waxa ay ka koobanyihiin Sideed dal oo kala ah Soomaaliya,Suudaan,Suudaanta Koonfureed,Kenya,Ethiopia, Djabuuti iyo Uganda. Wadamadan dhamaantood waxa ay...
Wafdigii ugu horeyay ee ka qeybgalaya shirka wadamada IGAD ay ku yeelanayaan dalkeena Soomaaliya ayaa dhawaan ka soo degay garoonka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay mudnaanta siin doonto la dagaalanka Musuqa iyo...
Iyadoo oo maalinta Sabtida ee nasoo aadan uu magaalada muqdisho ka furmi doono shirka Wasiirada Ariamaha Dibadda ee Dalalka Ururu...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo caawa lagu qabtay Taliska Ciidanka sirdoonka iyo Nabadsugidda qaranka ee Degmada...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...
Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...
Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...
Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho