Kooxda Newcastle United ayaa garoonkeeda St James’ Park 3-2 uga badisay kooxda Everton Kooxda Everton ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u amababaxay waddanka Maser halkaas oo uu kula soo kulmi...
Kooxahan burcad ah ayaa weerar ku soo qaaday goob ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku taalo magaalada Jonesburg...
Kulanka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho mudaniyaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominaayay guddmooiye ku xigeenka labaad ee golaha...
Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan wada tashi ah waxaa ku yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadankaas iyo Qunsulka...
Hogaamiyaha maamulka K/galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada Kismaayo wadahadallo kula leh dhiggiisa maamulka KMG ah ee Jubba...
Munasabad balaaran oo lagu soo dhaweeynayay R/wasaaraha cusub islamarkaana uu ka qeybgalay madaxweynaha jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho