Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 21aad ee maanta oo ay soo xaadireen 145 mudane, isla markaana uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Labaad...
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay hub iyo gaari oo ay lahaayen maleeshiyada Al-Shabaab. Howlgal ay...
Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adaha Qaramada Midoobay...
Munaasabad tababar loogu furayay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo ay ka qeyb galeen siiyaha...
Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada Samafalka ee Hooyo ayaa waxaa waxay kamid yihiin Dugsiyada ka qayb qaata...
Wasaaradda gaadiidka iyo duuliskta hawada ayaa xafiis ka furtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka gobolka Sh/Dhexe. Abuukar Maxamed Bacadle oo...
Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay taliska ciidankaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa lagu wadaa inuu maanta la kulmo...
Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan qeybaha bulshada gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho