Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 10-ka December oo ah maalinta uu caalamka u aqoonsaday maalinta xaquuqul...
Suxufiyiinta ka howlgasha gudaha dalka ayaa soo dhaweeyay talaabadii dowladda Kenya ay gacanta dowladda Soomaliya ku soo gelisay dhagar qabe...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Benaadir iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ilaada deegaanka Xamar...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta tababar u soo xirtay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaha dowladda,...
10 December 2014 Munaasabadda Xuquuqul Insaanka, waynu ka hadlaynaa. Waxaynu cambaareynaynaa maamullada diida xuquuqda qof kasta ama koox kasta. Waxaynu...
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furtay xubno ka socda guddiga farsamada maamul u...
Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gebagebeeyay tartan Isborti oo kubadda cagta ah oo ay ka qeyb galeen...
Maxkamadda sare ee maamulka Galmudug ayaa ka hadashay baahida loo qabo sidii wax looga qaban lahaa kooxo burcad ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho