Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen...
Lataliye Sare Maxamed Mukhtaar Cali oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, ayaa Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Geneva ayaa...
Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur "Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya,...
Ra’iisul Wasaaraha Masar Dr. Mustafa Madbouli, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh Shoukry iyo Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed...
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriiray kor u qaadidda xirfadahooda shaqo...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka koonfur Afrika Mudane Maxamed Sheekh Isaaq ayaa booqday xabsi lagu magacaabo Lindela oo ay ku...
Wasiirka Wasaarada Amniga gudaha Koonfur Galbeed Mudane Xasan Cabdiqaadir Maxamed, Gudoomiyaha gobolka Baay Maxamed Xasan Caracas iyo Talisyada kala duwan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si diirran maanta loogu soo dhaweeyay deegaanka Qod-Qod ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director)...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho