Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Shire oo ay weheliyaan Agaasimaha Qorshaynta, Mudane Muuse Cismaan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Xafiis Goboleedka...
Magaalada Kampala waxaa ka furmay Shirka Urur-goboleedka IGAD oo loooga hadlayo Ajendeyaal ay ugu muhiimsantahay Xadgudubka Ethiopia ee ka dhanka...
Hay’adda Duuliska Rayidka Soomaaliyeed ayaa War saxaafadeed ka soo saartay diyaarad ka baxday dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Ceelbarde ee Gobolka...
War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri “ Anaga oo gudanayna waajibaadka shaqo...
Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin Caddow iyo wafdi uu Hoggaaminayo, ayaa gaaray Magaalada Wargaadhi ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay madaxa sirdoonkeena CIA-da, Mareykanka William Burns, kaas oo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Hirgelinta Biya-Mareenka iyo...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Imaaraadka Carabta Khalifa Shaheen Almarar, ayaa ka qeyb galay kulan aan caadi ahayn...
Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho