Years of conflict, underinvestment, and the ravages of climate change-induced natural disasters have taken a severe toll on Somalia, jeopardizing...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa magaalda Nairobi uga qeyb gashay shir Caalami ah oo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa caawa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxaa uu xulka Gamudug...
Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Mustaf Cawil Jaamac ayaa daah furtay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sigidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay SiidCali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad...
Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ayaa wadatashi la yeelatay farsamo yaqaanno ka kala socday Wasaaradaha Qorshaynta, Howlahaguud, Beeraha iyo Machadka Qaran...
Gudoomiyaha ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la...
Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jamac,ayaa maanta daahfuray kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho