Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka...
Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa Magaalada Baydhabo deeq raashin gaarsiiyay Xaasaskii ay ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wafdi ay hoggaamineysay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Aamina Xasan Cali ayaa ka qeybgashay...
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta kulan miro dhal ah kula qaadatay xarunta Wasaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee labada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii culimada Wasaaradda Awqaafta iyo...
HAMBALYADA MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD EE BILASHADA BISHA RAMADAAN Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ay goobjoog ka aheeyeen Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Gaani,...
In ka badan 200 qoys oo ka mid ah shacabka degmada Xamar weyne ayaa maanta ka faaideystay raashiin gargaar ah...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho