Iyadoo wali dagaallo xooggan ay ka socdaan magaalada Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta, ayay Dowladda Masar soo bandhigtay qorshe lagu soo...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Shalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan “Goof-gaduud Buurey” ee dhaca gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa...
Wakaaladda Wararka Anadol, ayaa sheegtay in 5 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan 3 caruur ah ay ku...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Tababarka iyo Horumarinta Erdogan Mudane Maxamed Xuseen Ashraf ayaa lagu qabtay magaalada...
Waxaa magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ka dhacay kulan tacsi ah oo loo sameeyay geeridii ku timid Allaha u...
Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa maanta 1,000 Qoys oo danyar ah, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta saxiixay Miisaaniyadda sanadka cusub ee 2024...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay dhammaan hay’adaha dowladda iyo warbaahinta la wadaageysa Erey bixinta Af Soomaaliga ee saxda ah...
Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa xariga ka jaray Saalada qaliinka guud...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...
Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho