Madaxwaynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland Axmed...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa la kulmay H.E. Namgya Khampa, Danjiraha Hindiya u fadhiya Kenya....
Mas'uuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kummanaan shacabka reer Muqdisho ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir oo Bannaan-baxa looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya, ayaa uga qayb galaya Taalada...
Ra'iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda qaranka oo ku biiray Banaan baxa ka socda qaybaha kala duwan ee magaalada...
Waxaa magaalada Muqdisho Sacadaha soo aadan gilgili doona dibad baxayo waaweyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee ku Aadan...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane. Axmed Siciid Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Jedda ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga qabanqaabada Banaan baxa Difaaca Gobonimada Dalka ka dib...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho