Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo...
Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehelinayeen Wasiirada Amniga iyo Beeraha Jubbaland,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo kulamo la qaadatay madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta iyo Hay'adaha amniga ayaa dib u...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Dakedda Muqdisho ka dirtay Dooni sida shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha raashinka....
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Maxamed Ibraahim Barre ayaa shir Guddoomiyey kulanka Amniga Degmada Baraawe Shirkaan oo ay ka soo...
Kalfdhiga 4-aad Kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka...
Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta guddiyada kulan kula qaatay Wasiiru-dowlaha Wasaardda Arimaha dibada ahna...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya...
Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa màanta isugu soo baxay magaalada Burco ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho