Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Isbitaalka Madiina kala wareegtay Daawoyin,Teendhooyin iyo maro kaneeco oo loogu talagalay in la...
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waaa mid ka mid ah meelaha ugu daran ee ay saameeyeen daadadka roobabka, waanna...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa qaabilay Gudigga Arrimaha Gudaha Dib-U heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, ayaa markale u fariisatay garmaqalka 10-ruux oo ku eedeeysan kamid noqoshada kooxda Khawariijta Al-shabaab. 10-kan ayaa...
Boqolaal Ciidamo Deegaanka ah oo ka qayb qadanaya dagaalka Khawaarijta ayaa shalay waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha...
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Wararka naga soo gaaraya...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada kampala uga qayb galay dood...
Wasaarada Gargaarka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa deeq mucaawino ah Gaarsiisay Deegaanka Camaara oo ka mid ahkuwii laga xoreeyay Khawaarijta. Deeqdaan...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed oo wali wada gurmadka loo sameenayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho