Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ay isaga carareen...
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Fei Shengchao ayaa wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, isaga oo...
Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta ayaa ka socda Deeganka Jeex-Jeex iyo...
Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo...
Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka...
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa la kulmay wakiillada qoysaska ay dadkooda ku ku xiranyahiin Qaza, iyadoo uu sii kordhaya...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gen Sulub Axmad Firin, ayaa Ummadda Soomaaliyeed la Wadaagay Hambalyada 80 sano Guuradii Ka Soo Wareegtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay qaabilay Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku hawlan cilmibaaris ku saabsan...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu walid ayaa hawlgal lagu bur buriyey fariisimo ay Khawaarijtu...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho