Danjire Cabdullaahi Warfaa oo mudooyinkii dambe ku hawlanaa dar-dar gelinta arrimaha diblomaasiyadeed ee uu ka hayo dalkaas Ethiopia ayaa la...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa daah-furay Koox-howleedka Farsamo ee Xalka Waara ee Maamul Goboleedka Galmudug...
Safiirka u fadhiya Soomaaliya Magalada Addis Ababa ee Xarunta Midawga Afrika iyo Dalka Ethiopia Danjire Cabdullaahi Mohamed Warfaa ayaa kulan...
Wasiirka Arimaha Gudaha dowlad goboleedka Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Booliiska ayaa ka qayb galay shir looga hadlay amniga guud ee...
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu baacsanayo kooxda...
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu...
Wasiirka Cadaaladda iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Cali, ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuq maasuqa...
Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka, Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho