Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud...
Ciidamada Shiinaha iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u dhoola tus ugu sameeyay qeybo ka mid ah Bariga Aasiya, taasi...
Howlgal qorsheysan oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab, ayaa ka socda duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose. Howlgalkan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka guddi hoosaadka Golaha Wasiirada ee Tiirka arrimaha Bulshada....
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Darreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka qayb galay xuska sanad guuradii 46-aad ee...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane MaxamuudMacallimCabdulle,Wasiirka Wasaadda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka Jubbaland Mudane Axmed Xasan Cumar iyo Mas'uuliyiin kale...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto Sulub Axmed Firin iyo Madaxa Hay'ada EUCAP ayaa xarig jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo xiray qaadista imtixaanadka Dugsiyada dhaxe oo ay sanadkan u fadhiisteen 31,688-Arday oo ka kala socday...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho