Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib...
Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta Bulshada ay ku leeyihiin oo Galay Maalinkii labaad. Shirkaan ayaa shalay waxaa...
Shirweynaha Qaran ee ka hortagga faafinta Wararka been abuurka, buunbuuninta iyo Wararka sida khaldan loo tebiyo Khudbadda Mudane Daa’uud Aweys...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta Qarannimada...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayna qeybna ka yihiin Wasiirada Gargaarka Dowlad...
Wasiirka Wasaaradda Caafmaadka iyo daryeelka bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa daahfuray xafladda Aladda U Report oo...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa Shir-guddoomiyey Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kordhiyay xaquuqdii ay horey u qaadan jireen...
Governor Benadir and the Mayor of Mogadishu, H.E Yusuf Hussein Jim’ale (Madale) on Saturday morning officially opened the middle-school final...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho