Shacabka Dalka Turkiye ayaa xalay u dabaal-degay si wanaagsan ka dib markii Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu ku guuleystay tartankii...
Waxaa maanta lagu wadaa in uu furmo kalfadhiga saddexaad ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya kaa oo uu furi...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ayaa kulan la qaatay Guddoonka...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane...
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland oo...
Hayโadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka...
Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn,...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada xil yusuf Maxamed Adan,ayaa kulan la qaatay Guddiga Dib u eegista iyo Turxaan...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho