Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomalaiyeed Sareeye guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray Dufcaddii 18-aad...
Munaasabadaan oo aay goobjoog ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, agaasimaha isbitaalka Dr. Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, madaxa...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas'uuliyiin kale ayaa galabta ka qeyb galay dibadbax nabadeed oo ay...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto, Sulub Axmed Firin iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Ethiopia uga...
1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin....
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow, ayaa ka qeybgaley shirkii 2aad ee Wasiirada Beeraha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kal-fadhiga golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi maanta u...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa khudbad ka jeediyay shir-doceed...
Ka dib, bayaankii wadajirka ahaa ee ka soo baxay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka ee heshiiska rasmiga ah kaga gaaray arrimaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho