Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha...
Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqday in 17,000 metric ton oo Raashiin...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saaka si guul ah u fashiliyay isku day weerar oo ay...
Afar qof oo ay ku jiraan laba sargaal oo ka tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo mid ka tirsan Sirdoonka Israa’iili ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga koowaad...
Bayaan ay si wadajir ah u soo sareen Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa lagu sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Dalka Suudaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa casha sharaf ugu sameeyay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka hortagay malleeshiyaadka khawaarijta oo isku dayay in ay weerar gaadma ah kusoo qaadaan magaalada...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho