inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto qoraa sare Marxuum Ciise Faarax oo kamid ahaa shaqaqaalaha wasaaradda...
Dowladda waxay si isku mid ah ula dagaallameysaa Khawaarijta oo caqabad ku ah nabadda iyo musuqmaasuqa oo ah dilaaga horumarka...
Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Amniga, Howlgalada khawaarijta looga xoreeynayo deegaanada Hirshabeelle, Maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan...
Wasiirka Wasarada Cafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qeybgalay Munasabadda Maalinta Umulisooyinka Adduunka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Caydaruus Macallim Cabdulle ayaa maanta fadhi gaar ah...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Cismaan Diiriye iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Duwane...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Caddaaladda Dowladd Gobaleedka...
Maamulka degmada kaxda,ayaa maanta laba neef oo geel ah ku wareejiyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga geelaan oo loogu tala galay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...
Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho