Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay kormeer ku tagey xeryaha ay ku nool yihiin dadka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka...
Maamulada shirkadaha Isgaarsiinta Bariga Afrika ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir sanadle ah oo ay ka...
Senetor, Cisman Xaaji Maxamuud Dufle, ayaa sheegay in labada gole ee baarlamaanka XFS uu horyaallo sharci ku saabsan nidaaminta daawooyinka...
Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukrine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay...
Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxaa...
Gudoomiyaha Degmada Kaxda, Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay guddiga Degmada Kaxda, kulankaan ayaa looga hadlayay dardar-galinta...
Isxaaq Macalin Aadan oo magaciisa Afgarashada Kooxda Nabadiidka Alshabab loo yaqaano uu yahay (Isxaaq Calooley) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka...
Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka...
Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho