Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cusmaan Maxamed iyo La-taliyeyaal ka tirsan Xafiiska Arrimaha Bulshada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedyada...
Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo iskaashanaya, ayaa howlgal ay ka sameeyeen Degmada Dayniile waxa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan Abubakar oo uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka...
Aggaasimaha Arrimaha dibada ee Dowladda Hoose Xamar Mudane Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Madaxa Horumarinta Hawlaha guud ee hey'adda...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan miro-dhal ah la...
Kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhibaata ku hayay shacabka Soomaaaliyeed ayaa hadda wajahayo bur bur iyo quus kadib markii ay...
1- Congratulations to the Somali Armed Forces, who during the month of Ramadan insured that many cities in the country...
Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalkeeda kusoo dhaweesay dad badan oo ka qaxay colaada ka taagan dalka Sudan, kuwaa oo markab ka...
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...
Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho