Wasaaradda dhallinyarda iyo Isboortiska Soomaaliya ayaa qabatay tartankan, kaas oo ay ka qayb galeen 8 kooxood oo isugu jiro cayaartooy,...
Agaasimaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada ayaa maanta oo Arbaca ah, sheegay in ilaa 25 milyan oo qof,...
Muqdisho, Arbaco, 17 May, 2023: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Dooxa kulan kula yeelanaya Amiirka dalka Qatar, Sheikh...
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda...
Qeybaha kala duwan ee Ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa...
Wararka ay warbaahinta qaranka ka heleyso deegaanno ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjoogayaashii waa weynaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay...
Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ayaa maanta 600 oo Qoys waxa ay gargaar ugu qeybisay Degmada Shangaani ee Gobolka Banadir. Qoysaska...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Iskaashatooyinka...
Xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Golaha Shacabka ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho