Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Haruuse, ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid wasiirkii hore ee arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya...
WarbixintaToddobaadlaha 1:Madaxweynaha JFS mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadkan Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay inuu noqdo Ergeyga gaarka ah ee...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho saddex maalmood qadaneysa ku tagay dalka Shiinaha, sida lagu sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya , mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayao guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo...
Dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah ka taagan xiisad, kadib markii ciidamada Israa’iil ay weerar ku qaadeen dad...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikariim Huseen Guuleed, ayaa xalay kulan wadatashi...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cali...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa caawa...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho