Wasaradda Beeraha iyo Waraabka JFS oo uu hogaaminaayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane Asad Cabdirizaq Maxamed ayaa soo gaaray Xarunta Dhexe...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay...
Hay'adda İHH İnsani Yardım Vakfı oo ah Hay'ad Turki ah kana shaqeysa Caawinta, ayaa soo gaartay Xarunta Dhexe ee Hay'adda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Qaran ee Xukuumadda Dr Cali Xaaji Aadan,...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Mas’uuliyiinta kale ee Wasaaradda Amniga Gudaha, waxaan maanta kulan duco iyo garab istaag ah u...
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga XFS Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ee Muqdisho ayaa...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhawaynaysay ku dhawaaqista heshiiskii nabadeed ee ay wada gaadheen Dawladda Federaalka Itoobiya iyo Jabhadda Tigreega...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdi Fitaax Qaasim Maxamuud...
Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dadaallada wadajirka ah ee looga hortagayo argagixisada. Agaasimaha Hay’adda...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Gobolka Bakool, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho