Maxkamadda Ciidamada sida ayaa maanta Dil toogasha ah ku Xukuntay Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle, taliye Urur ka tirsanaa ciidanka...
Madaxda Ruushka ayaa u magacaabay General Valery Gerasimov inuu hogaamiyo dadaalada dagaalka ee ka dhanka ah Ukraine,kadib kolkii xilkaasi laga...
Kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo si naxariis darro ah ugu laayay xoolo ay lahaayeen dadka...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Falxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Dareyeelka Bulshada JFS Qeybteeda Maareynta Daawada ayaa sheegtay in ay heshay Digniino Caalami ah oo ku aadan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa la kulmay diblomaasiyiinta iyo hawlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira....
Shacabka Ku dhaqan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa saaka u diyaar garoobaya isu soo baxa kacdoonka Shacabka ee lagaga...
Xildhibaannada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka qeyb-galay Dood-wadaag,uu soo Qaban-qaabiyay Xafiiska Raisulwasaaraha taasoo la xariirtay, Dib-u_milicsiga Qoondada Dumar...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS. Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ku guda jira kulamadii kala duwanaa uu la yeelanaayay...
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxa ay ku wargelinaysaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho