Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay la qaatay qaar ka mid ah bulshada magaalada...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo ay wehliyaan Saraakisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gaaray Degaanka Garasyaani ee Bartamaha gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibriil Cabdirashid Xaaji Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen...
Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar...
Wafdi uu hogaminayo Wasiir ku-xigenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Yuusuf Sheekh “Al Cadaala”...
Kulankaan oo uu soo abaabuley Maamulka Gobolka Bakool oo ay qeyb ka ahaayeen saraakiisha Sar Sare ee Guutada 9-aad ciidanka...
Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho