Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo daraawishta Galmudug ayaa gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud. Ujeedka socdaalkooda ayaa ah sidii...
Haweenka ku dhaqan Magaalada Beledweyn ee gobalka Hiiraan ayaa maanta muujiyay garab istaaga Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka. Haweenka ayaa...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. CIlmi M. Nur iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda marwo Raaxo Janaqow ayaa maanta kulan la qaatay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame...
Madaxweynayaasha maamul Gobaleedyada, ayaa la filayaa inay soo wada garaan Magaalada Muqdisho. Xubno Wasiiro ah oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha...
Guddoomiye Sadiyo Yasiin Samatar Oo Hambalyo U Dirtay Guddoomiye Ku-Xigeenka Cusub Ee Baarlamanka Keynya. "Waxaan Hambalyo u dirayaa dhigayga guddoomiye...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aaden, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay...
Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowlad Gobaleedka Galmudug, ayaa...
Madaxweynayaasha maamulada goboleedyada ayaa soo gaari doona magaaladda Muqdisho. Xubno Wasiiro ah oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho