Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur ee...
Maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa bilaabay in dadkii ku nool degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ay kusoo rogaan lacago baad ah...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Wasiiro ka tirsan...
Xarunta Seismological Center ee Euro-Mediterranean, ayaa sheegtay in dhulgariir cabirkiisu yahay 6.2, uu ku dhuftay gobolka Papua ee dalka Indonesia....
Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ee Al-shabaab iyo daacish ay been ka sheegaan diinteen islaamka loona baahan yahay...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dadka...
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan ah argagixsada Al-shabaab ka sameeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan...
Madaxa mashruuca Sagal iyo la-taliyaal sare oo ka tirsan mashruuca ayaa toddobaadkan booqday magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee...
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Howlgalo waxaa ay ka sameyeen dhulka Buuraleeyda ah ee dhaca...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...
Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho