Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahin Aadan Najax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraad ah...
Danjiraha qaranka Soomaaliyeed u qaabilsan Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ka goan tahay dib...
Wasiirka ku xigeenka Wsaaaradda Dastuurka xukumadda Fderaalka Soomaaliya mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayso howlaha...
Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho Codka...
R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Qaranka...
Wararka k aimaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa kusoo waramaaya in xalay dhagar qabe ka...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilo ka socday Hay’adda horumarinta Warbaahinta Caalamka ee dalka Finland...
Gudoomiyaha Xerada Qoxootiga ee Al Kharaas Ibraahim C,qaadiir Moalim oo lahadalay warbaahinta Qaraan ayaa faah faahin ka bixiyay in ay...
Ciidanka xogga dalka ayaa hawlgalo ka dhan ah Al -shabaab ka sameyay degaano hoostaga dagmaada Ceel Buur ee gobolka galgaduud...
Ciyaarahaan ku saabsanaa Isdhexgalka iyo isfahamka bulshada Magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka jubbada hoose ahna xaruunta ku meel gaarka ah...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...
RADIO MUQDISHO(DIINSOOR):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho