Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u...
Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku soo idlaaday kulan wada tashi ah oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga...
War-murtiyeed wadajir ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku saabsan Bilowga Wada-xaajoodyada Horumarinta Ganacsiga Maarso 2022. Wasiiru dowlaha...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur oo ay wehliso madaxa hey'adda IOM u qaabilsan Soomaaliya Ewa Naqfi, ayaa maanta soo...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug,...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee...
Waqooyiga Caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa waxaa Saakay duqeymo cusub ka geysta Ciidamada Ruushka, halka wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka...
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho