Ciidamo ka kala tirsan Gorgor iyo Harmacad ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir Guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada oo maanta lagaga hadlay qodobo kala...
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Hirshabelle SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#030 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen; 1....
Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Safaaradda dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar...
Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay todobadii kursi ee u dambeeyay 69 kursi ee Golaha Shacabka oo deegaan doorashadooda...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey doorashada kuraasta kala ah: HOP030, HOP010 iyo HOP066, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta kulan duceedyo la...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Mudne Jamaal Maxamed Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Asad Yusuf iyo la-taliyaasha wasaaradda...
Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida qaybta 27aad ayaa dil ku xukuntay xidigle xoogga Maxamed Aadan Maxamed Isaaq (Kobra),...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho