Guddiga Doorashooyinka Hirshabelle ayaa shaaciyay in la fasaxay kuraastii hore loo hakiyay xalna laga gaaray GXE ee horay loo shaaciyay....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Kormeerka, Qiimeynta Marwo Zahra Cabdi...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay horjoogayaashii ugu sareeyo argagixisada Al Shabaab ee gobolka Jubadda...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay Munaasabadda Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta tababar u qabatay tababarayaal loo soo xulay in...
Munaasabad balaaran oo lagu xusay maalin caalamiga ah ee 8 Maarso oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Cali Muuse ayaa la filayaa in uu dalka Turkiga uga qeyb...
Wasiirka Arrimaha dibedda XFS iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar iyagoo ka qayb gelaya meertada 157-Aad ee shirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku Qaabilay Agaasimaha Guud Hay’aada Socdaalka iyo Jinsiyada...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho