Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labadii nin ee ka dambeysay...
Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ay wehiliyeen Wasiirka...
Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa heshiiska ay kala saxiixdeen dowlada Federaalka ah ee Soomaaliye iyo Maamul goboleedka...
Muqdisho, 1st April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa ku dhiirigeliyay shacabka Soomaaliyeed inay iskood...
The Federal Government of Somalia Office of the Accountant General 1- FINANCIAL STATEMENTS AND REPORTS FOR THE YEAR ENDED 31ST DECEMBER...
Hey'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa saakay FashiliSay qaraxyo Argagixisadu ay damacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka ku...
Gudddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay jago banaan oo ay heyso, waxaana qofkii daneynaya...
Wasaaradda Dhallinyarda iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda, hadaba qofkii daneynaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka...
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Seattle ee...
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wufuud...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo wefdi heer sare ah oo uu...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho