Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya ayaa xusay in dowladda Mareykanka ay sii wadayso la...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne...
Munaasabadda Caleema saarka madaxweyanaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo ka socota Magaalada Cadaado ayaa qeybta hore ee...
Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guusha Ciidammada Qalabka Sida...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay qaar ka...
Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka...
Heestaan Cusub ee uu Allifay Abwaan Salaad Cabdulle Salaad Yare ayaa halku dhiggeedu yahay Baddeydu Iib ma ahan, Waxaana Codka...
Muqdisho, 18 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay suugaan ka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho