Garoowe, 2 May 2015: Iyadoo laga ambaqaadayo shirkii 1aad ee Madasha Wadatashiga, ayaa waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka...
Sawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Madaxweynaha SOomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo xaqiijin lahaa...
Muqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka...
Soomaalidu waa dad ku fiican naanays u bixinta wax walba xataa dadka. Magaca Magafe waxa loola jeedaa mid aan waxba...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal...
Wargeyska Gardian ee ka soo baxa Britain ayaa ka soo xigtay ilo ku dhowdhow ururka Daacish in hoggaamiyaha ururka Abubakar...
Jihaadku waxa uu leeyahay macne ka qara weyn dagaalka. Marka la soo hadal qaado Jihaad, durbadiiba waxaa dad badan...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qayb galay isu...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho