Waxaa qoray: Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar "Al-Caddaala" Soomaaliya muddo dheer oo ay ku jirtay daganaasho la’an siyaasadeed oo keentay amni darro...
Muqdisho, 13 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo...
Muqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku...
Madaxweynaha Jahuuriyadda Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa marti ku ah barnaamijka Kulanka Toddobaadka oo berri oo Jimce ah ka...
Munaasabadda Caleema saarka Baarlamaanka Maamulka Jubba ee ka socotay Magaalada Kismaayo ayaa goor dhow soo gaba gabowday, iyadoo madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Kismaayo oo uu ku sii...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka taageerayaan arrimaha ammaanka, siyaasadda, bani'aadamnimada iyo dhismaha ciidammada qalabka...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la leh Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho