Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan “Fargeeti” oo la hadlay Radio muqdisho isagoo ku sugan dalka...
05 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubno ka...
Munaasabad lagu xusayay dib u howlgelinta Warbaahinta Qaranka, isla markana dib loogu furayay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynayaan Sawirada Xafladda xuska Warbaahinta Qaranka oo ay ka qeyb galeen xunbo ka...
Cayaartan lagu maamuusayay sanad guurada Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed isla markaana ka mid aheyd horyaalka dalka ayaa waxa uu maanta garoonka...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga...
Ka dib weerarkii waxshinimada ahaa ee maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Maka Almukarrama iyo weerarradii ka horreeyay oo dad rayid...
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa meydadka maleeshiyaadkii UGUS ee shalay weerarka ku qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho