Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee degamada Dharkeynleey Daa’uud Cabdullaahi Nuur ayaa Radio Muqdisho u sheegay in amaanka...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda uga...
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xalay ka qeyb gashay munaasabad lagu weyneynayay xuska maalinta haweenka adduunka, kaa...
Dhuusamareb March 7, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka...
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu hareeyay khilaaf ba’an oo sababay iney kooxdu laba garab u kala jabaan....
Dalkeennu waxa uu soo maray sanado badan oo colaado ah, kuwaas oo na daxalsiiyay burbur laxaad leh oo saameeyay...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad...
waxeey ahayd maalin kale oo meel madoow ka galaysa taariikhda Soomaalida,waxaan waynay masuuliyiin iyo muwaadiniin ku baxay dhagarta Argagixisada. maqaalkaan...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ku war-gelinayaa Odayaasha dhaqanka ay quseyso buuxinta kuraasta Xildhibaannada ee hada ka...
Dibad baxan maanta lagu qabtay fagaaraha Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qaban qaabiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho