Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amniga ee Puntland oo howlgallo ka sameeyay Boosaaso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay magaalada Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen tiro maleeyshiyaad ah oo ka tirsan kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso waxa ay howlgallo lagu xoojinayo amniga ka sameeyeen xaafadaha ay ka koobantahay Boosaaso, halkaasi oo ay ku soo qabteen tiro dad ah oo lala xiriirinayo maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bari Axmednaasir Maxamuud Xasan ayaa ku soo warramay in howlgallada uu yahay mid lagu xaqiijinayo amniga magaalada, isagoo intaa ku daray in saraakiisha ciidamada ay sheegeen inay saxaafadda u soo bandhi doonaan marka ay soo gabo gabowdo howlgallada iyo baaritaannada lagu kala saarayo dadkii lagu soo qab qabtay.

Ciidamada amniga ee Maamulka Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii ay u ciribtiri lahaayeen haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah gobalka Bari.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo diiwaangelinaya dadka tegaya Cadaado

Next Post
Cadaado oo laga taageeray Golaha Wasiirada

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo diiwaangelinaya dadka tegaya Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In