Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ilaalada madaxtooyada Turkiga oo la kala dirayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ilaalada madaxtooyada Turkiga oo la kala dirayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Wixii ka dambeeyey markii uu fashilmay afgambigii dalka Turkiga waxaa la xiray ilaa iyo 300 oo ka tirsana ciidamada ilaalada madaxtooyada Turkiga, waxaana hadda soo baxaya warar sheegaya in la kala dirayo ciidamadaasi dhamaantood.

R/wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa sheegay in ciidamadan aan iminka loo baahneyn, isagoo intaasi ku daray in tiro ahaan ay dhan yihiin ilaa iyo labo kun oo askari.

In la kala diro ciidamada ilaalada madaxtooyada Turkiga waxa ay muujineysaa sida dowladda Turkigu ay uga jawaabeyso afgambigii fashilmay oo loo xir xiray saraakiil sar sare oo ka tirsan dowladda Turkiga.

Turkigu waxa uu ku eedeeyey abaabulka afgambigaasi wadaadka Fatxullah Gulen oo daggan dalka Mareykanka.

Dowladda oo arintaasi ka fal celineysana waxa ay xirtay wiil uu adeer u yahay wadaadkaasi, kaas oo dowladda Turkiga ay la xiriirisay in uu qeyb ka ahaa qorshaha afgambiga.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Kenya oo ku boorriyay Midowga Yurub iyo USA iney Soomaaliya ka taageeraan dhismaha ciidamada

Next Post
Madaxweynaha Kenya oo ku boorriyay Midowga Yurub iyo USA iney Soomaaliya ka taageeraan dhismaha ciidamada

Madaxweynaha Kenya oo ku boorriyay Midowga Yurub iyo USA iney Soomaaliya ka taageeraan dhismaha ciidamada

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In