Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Siiriya oo kooxda Daacish kala wareegay magaalada Palmyra

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Siiriya oo kooxda Daacish kala wareegay magaalada Palmyra
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada dowladda Siiriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalaa taariikhiga ah ee Palmyra, kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka kooxda Daacish.

Habeennimadi xalay ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada Siiriya ay si buuxda ula wareegeen magaaladaasi Palmyra kaddib markii weerarro dheeraad ah ay ciidamada Siiriya ay maalmihii ugu dambeeysay ku qaadeen magaaladaasi kuwaasoo gacan ka helayaa ciidamada Ruushka oo dhinaca hawada ka duqeeynaya.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Kooxda Daacish ayaa magaaladaasi gacanta ku dhigay bishii May ee sanadka 2015, iyagoo bur-buriyay inta badan sanamyadii taariikhiga ahaa ee magaaladaasi caanka ku aheyd.

Todobaad ka hor ayeey aheyd markii kooxda Daacish ay ku amreen shacabka ku nool magaaladaasi in ay isaga barakacaan kaddib markii ay u caddaatey in ay ciidamada Siiriya ay si awood ah kula wareegayaan magaaladaasi.

Ciidamada Siiriya oo ay dhinaca cirka ka caawinayaan ciidamada Ruushka ayaa hore ula wareegay deegaanno dhowr ah oo ay ku sugnaayeen kooxda loo yaqaano Free Syrian Army. iyo kuwa Daacish.

 

Previous Post

Madaxaweynaha iyo wafdigiisa oo weli kulamo Beledweyne kula leh odoyaasha dhaqanka

Next Post

Kulan ka dhan ah Monitoring group oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan ka dhan ah Monitoring group oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan ka dhan ah Monitoring group oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In