Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno horleh oo ku yaala Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada XDS iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno horleh oo ku yaala Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howgalkaan oo ahaa mid qorshaysan ayaa wadajir waxaa u fuliyay Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug waxayna kula wareegeen Saldhiyo khawaarijta Al Shabaab ku lahaayeen koonfurta Gobolka Mudug.

Howgalka ayaa inta uu socday waxaa lagu dilay horjoogayaal iyo maleshiyaad ka tirsan khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab

Related posts

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Saraakiisha ciidamada ayaa soo bandhigay Saldhigyadii iyo gododkii khawaarijta Al Shabaab ku laayeen deegaannada lagala wareegay

Howgalka jabka lagu gaarsiiyay khawaarijta ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha Ururka 6 aad Tuulada 16 aad ee Danab Axmed Maxamed Salaad.

Geedi Qalabxor oo ka tirsan Saraakiisha Daraawiishta Galmudug iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Deegaanka Bajeela Axmed Xuseen Rooble oo qeyb ka ahaa Saraakiisha Howgalka hugaaminayay ayaa sheegay in guulo laga gaaray Khawaarijta Al Shabaab.

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Gobolka Mudug Cabdimanaan Sheekh Maxamed Cismaan ayaa Ciidamada xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ku amaanayay doorkooda ku aadan dabar goynta Khawaarijta Al Shabaab.

Previous Post

Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la qaatay Madax ka qeybgalaysa Shirka Midowga Afrika

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la qaatay Madax ka qeybgalaysa Shirka Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la qaatay Madax ka qeybgalaysa Shirka Midowga Afrika

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In