Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska ayaa Howlagal Qorsheysan ka sameeyey degaanka caliyoow baaroow oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sarakiisha Ciidamada ee Howlgalka hogaamineysay ayaa sheegay in ujeedka uu ahaa burburinta goobo cadawga Argagixisada Alshabaab ee ku dhumalaysanayeen degaankan, intii Hawlgalku Socday Ciidanku waxa ay sameeyen baaritaano lagu xaqiijinayo Amanka isla markaana  ay ku soo qabteen 4 katirsan maleeshiyad  argagxisada Alshaabaab.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Argagixisada ayaa inta badan isku dhex qarisa dadka shacabka balse Kumandooska Danab XDS ayaa wacad ku maray in ay meelkasta uga daba tagi doonaan Ururada Argagixisada ah ee Dhibaatada ku Haya Dadka Shacabka een Waxba Galabsan.

Previous Post

Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wadajir ah yeelanayo Maanta

Next Post

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Guddoonka ee Golaha Shacabka&Aqalka Sare

Next Post
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Guddoonka ee Golaha Shacabka&Aqalka Sare

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Guddoonka ee Golaha Shacabka&Aqalka Sare

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In