Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamadda amaanka oo magaalada Gaalkacyo ka bilaabay howlgal lagu sugayo amniga.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamadda amaanka oo magaalada Gaalkacyo ka bilaabay howlgal lagu sugayo amniga.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkaan oo qeyb ka ah qorshaha xoojinta amniga iyo nabad galyada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalana lagu fulinaya amar dhawaan kasoo baxay maamulka gobalka iyo taliska qeybta booliiska gobalka Mudug isla markaana lagu mamnuucay isticmaalka muraayadaha qarsoon ee baabuurta lagu sameeyo iyo ku dhax sidashada hubka sharci darada ah gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ciidamada amniga gaar ahaan booliiska , nabad sugida iyo ciidanka xasilinta oo iskaashanaya ay ka bilaabeen saaka qeybo ka mida ah xaafadaha Magaalada Gaalkacyo iyagoona gawaarida ka fujinayay bacaha madoow ee lagu dhajiyo muraayadaha gawaarida.

Taliyaha qeybta booliiska ee gobalka Mudug G/dhaxe Qaasim Shirdoon Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa faahfaahin guud ka bixiyay howlgalka iyo sababaha keenay.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Gudoomiyaha gobalka Muudug c/raxmaan cali diiriya ayaa isna bogaadiyay howlgalada ciidamada amniga ay ka bilaabeen Magaalada Gaalkacyo isagoona xusay in aan la ogalaan doonin in askari aan shaqo ku jirin uu hub ku dhax qaato gudaha Magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobalka.

Previous Post

Maxkamada Gobolka Banaadir oo shaacisay xukunka kiiskii musuqmaasuq ee loo heystay ee masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka.

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray go’aano ku socdo dugsiyadda waxbarashada ee Gobolka.

Next Post
“AKHIRSO” Maamulka G/banaadir oo amaro Amniga Muqdisho  ku saabsan soo saaray

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray go'aano ku socdo dugsiyadda waxbarashada ee Gobolka.

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In