Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Booliska oo bur buriyay fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baladxaawo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Booliska oo bur buriyay fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baladxaawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Booliska. gaarka ah ee Haramacad iyo ciidamada Nabadsugidda ee ku sugan Degmada Beledxaawa ayaa maanta burburiyay fariisimo ay ku lahaayeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab Tuulada Caracase oo qiyaastii 30km ujirta Degmada Baladxaawo.

Ujeedka Howlgaladan ayaa ahaa sidii looga dulqaadi lahaa shacabka kudhaqan miiga oo dhibaata wayn ay ku hayaan Maleeshiyada Al-Shabab, waxaana howlgaladan hogaaminayay Taliyaha Xasilinta Gobolka Gedo Bakaal Kooke Isagoo sheegay in ciidanka ay gaari doonaan Dhamaan Goobaha ay kaga sugan yihiin argagixisada Al-Shabaab Gobolka Gedo.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Taliyaha ayaa xusay in howlgalkii maanta uu ahaa mid qorsheysan oo ay bartilmaameedkoodu ka fuliyeen goobo cayiman, waxaana uu shacabka uga mahadceliyay sida ay ula shaqeeyaan laamaha ammaanka, uuna ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta ciidanka.

Previous Post

Maamulka Deegaanka Jaziira oo qorsheynaya inay hirgeliyaan adeegyada lagu horumarinayo deegaanka

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud ee Koonfur Galbeed oo sheegay inay socdaan mashaariicyo dib u dhis loogu sameynayo waddooyinka deegaannada Maamulkaas “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud ee Koonfur Galbeed oo sheegay inay socdaan mashaariicyo dib u dhis loogu sameynayo waddooyinka deegaannada Maamulkaas “SAWIRRO”

Wasiirka Howlaha Guud ee Koonfur Galbeed oo sheegay inay socdaan mashaariicyo dib u dhis loogu sameynayo waddooyinka deegaannada Maamulkaas "SAWIRRO"

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In