Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay tira intaa ka badanna dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib weerar gaadmo ahaa oo ay argagixisadu xalay kusoo qaadday difaaca ay ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin afaafka hore ee degmada Xuddur.

Taliyaha Ururka 175-aad, guutada 9-aad ee xoogga dalka, Maxamed Sankuus iyo Taliyaha sahanka guutada, Aadan Gaabow ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay inay cashar lama illaawaan ah u dhigeen kooxdii weerarka kusoo qaadday, isla markaana ay fashiliyeen dhagartii ay soo maleegeen.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Saraakiisha guutada 9-aad ee xoogga dalka ayaa sidoo kale sheegay inay ku raadjoogaan firxadka dhagarqabayaashii soo hajuumay difaaca ciidanka xoogga ee degmada Xuddur, waxayna intaa raaciyeen inaysan dhankooda soo gaarin wax qasaara ah.

Dhainaca kale, taliyeyaasha guutada 9-aad ee xoogga dalka ayaa sheegay inaysan jirin qasaara shacab oo ka dhashay dagaalka marka laga reebo haweeneey dhaawac fudud uu kasoo gaaray rasaastii lays weydaarsanayay, iyadoo xaaladdeeda caafimaadna haatan lagu baxnaaninayo Isbitaalka guud ee magaalada Xuddur.

Previous Post

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka Russia iyo Ukraine.

Next Post

Qaramada midoobay oo sheegtay in Dad Rayid ah lagu laayey Dalka Ukraine

Next Post
Qaramada midoobay oo sheegtay in Dad Rayid ah lagu laayey Dalka Ukraine

Qaramada midoobay oo sheegtay in Dad Rayid ah lagu laayey Dalka Ukraine

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In