Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Xulashada

Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar ku qaaday magaalada Xalab.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Xulashada
0
Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar ku qaaday magaalada Xalab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka Ka imaanaya Dalka Suuriya ayaa sheega in ciidamada bishaar al-asad oo gacan ka helaya kuwa xisbulaah in ay weerar ku qaadeen dhowr goobood oo ay maamulaan mucaaradka oo ku yaala magaalda xalab ee wadan ka Siiriya.

Dowladu waxa ay sheegeysaa in dagaalkaasi ay halkaasi ku qaaday ay hor mar ka sameysay oo mucaaradka ay ka dur jisay dhowr goobood oo ka tir san magaalada xalab oo horay ay uqabsadeen.

Related posts

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

October 20, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Hase ahaatee afayeen u hadlay mucaarad ka ayaa beeniyay warka ka soo baxay xukuumada. Waxa uuna sheegay in ay ku sugan yihiin saldhig yadooda magaalada xalab, Waxa uu sheegay in ay hormar ka sameyeen dagaladii ugu dambeyay oo ay la galeen xukuumada bishaar al-asad.

Ilaa hada lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaal kaasi kooxaha mucaaradka ah iyo sidookale dowlada madaxweyne bishaar al-asad ku dhex maray gudaha wadan ka siriya gaarahaan magaalada xalab dhan keeda galbeedka.

Mucaaradka ayaa umuuqday mudooyinkii dambe in ay hormar kasameynayaan dagaalka ay kula jiraan xukuumada madaxweyne bishaar al-asad.

Sidoo kale mucaaradka ayaa dagaalada ay ku qadaan fariisimaha cidamada madaxweyne bishaar al-asad ay sababaan qasaaro soo gaara dadka ra yidka ah.
Dhawaanayey eheed markii ay qaramada midoobay ugu baaqaday in dhinacyada ku dagaalamaya wadanka Suuriya in ay joojiyaan xabada si dadka loo gaar siyo gargaar bini aadanimo

Previous Post

Bas u shaqeeynaya ciyaaraha Olombikada ee Rio de-Janeiro. oo xalay la xabadeeyay

Next Post

Gudoomiyahii hore ee Gobolka oo loo magacaabay wasiiro Dowle ka mida Xukuumadda

Next Post
Guddoomiye Muungaab oo xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degmada C/casiis “SAWIRRO”

Gudoomiyahii hore ee Gobolka oo loo magacaabay wasiiro Dowle ka mida Xukuumadda

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In